waxaan u shegyaaa dawynaha jooga qorbaha kahsatan a dalka inagriska in loo tabaa shuoodo sidfa looga noqon lahaa qurbaha waayo caruutin somalida waa ku kharaabtay waa lugu bukooday waa lugu wada saaqiday
[b]halaga noqdo qurbaha waxyaalo badan baa iska badalay dadka somaliyeed ama ka xumaaday sida caruuta oo kale ama haweenka haloo firsado khasaaraha aa qabtaan hadii aa somali tihiin[/
asc walaala yaale madaxwaynu hu wu xuu rabaa ciyaala kunool gudaha soomaaliya inu dhameeyo then ku wa qurbaha inuu ku dara...................... tng
#4 | gabdha uk from hassanon December 17 2009 11:50:30
waxaan ku shegayaa walaal inaad qurbaha katabaa bushooto waayo dhibaatoyin badan ayuu leeyahay imisaa ciyaal somaliya ayaa ibiya xashishada imisa gabdhood ayaa matala filimada xun xun imsad nin ama gabdh ayaa ku washay ma dadka somaliyeed mayaqanaan waxa ay dhibtooyinku kaso gadhayaan --------god blez to all somalia people in
#9 | wadani........aaway somalinimoon January 02 2010 12:19:42
asc dhamaan bahweynta somaliyeed meel walbo ey ku sugan yihiin waan idiin salaamay qurba joogta iyo dhamana inta ku sugan dalka sheekadaan sheeko ayaa ka danbeyn doonto siyaasi ilmihiisa dalka ka watay iyo daneyste diinta ku ganbanaayo arintiisa yaan la eegin somaliyeey gacmaha is qabsado qumaati u kaca dhibka wuu na wada gaaray aqoon yahan daqtar arday hadii la dilo dalka maxaa u mustaqbal ah ....inta jaahilka maan wax ka sugnaa aan is wada garab sano aan u wada kacno dalka dantiisa dadka maatida dhibkood oo aan ka joogno qurbaaha ogaada in dadkaas ku qadaya duurka ama ku dhaawacmaya dagaalada socda in loo ciqaabi doono kuwa qurbaha jooga ....asc