Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos15082
Banadir-city.com12244
Banadir24.com11235
Bclub19.com12381
Dayniile.com15022
Hamarey.com17515
Jowhar.com14453
Laasqoray.org8055
Markacadey.net17378
Somali Music14869
Somali411.com14334
Somalifans.net14714
Somalinote.com833
Somvid.com13547
Webld.net10901
Users Online
Guests Online: 9

Members Online: 0

Total Members: 911
Newest Member: cabdala






Tacsi: Xaaji Amiin Cali Maxamed
T A C S I
======


( INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJACUUN )

ANAGOO AH REER XAAJI AMIIN MAXAMED CALI IYO REER SHAXSHAXLOW - WAXAAN TACSIYO TIIRAANYO LEH U DIREEYNO CARUURTA IYO WALAALAHA REER AMIIN XAAJI CALI ( MAQAAR SAGAARO ) OO MAANTA OO TAARIIKHDU TAHAY ( 10/01/2010 ) KU GEERIYOODAY DEGMADA WANLE WEENDAAFEED ( AL - WAALID XAAJI AMIIN XAAJI CALI MAQAAR SAGAARO ) EE WAXAAN LEENAHAY ILAAHOW JANTUL FARDOOSA KA WARAABI- INTUU KA TAGAYNE SAMIR IYO IIMAAN ( AAMIIN ) ( AMIIN ) (AAMIIN )



==================


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
To Allah we belong and to Him is our return.
Rabbana catinaa fid-dunniaa hasanah, wa fil-aaqirati hasanah, wa qinaa cazaaban-nar.
Dhamaan reer Amiin iyo Sadiiq iyo dhamaan reer Faqi meel kastaba oo joogaan waxaan halkaan ugu tacsiyeeynaynaa
Xaaji Amiin Cali Maxamed

Posted by Afaaro on January 10 2010 11:07:35 · 19 Comments · 4827 Reads · Print
Comments
#1 | REER XAAJI CUMAR SHAXSHAXLOW on January 10 2010 12:33:12
aniga oo ku hadlaayo magaca reer shaxshaxlow waxaan halkan tacsi tiranyo leh u direynaa dhamaan qoskii iyo ehelkii as ka geeriyowday almarxuum xaaji amiin xaaji cali (maqaarsagaaro) oo ku geeriyowday somaliya qasahaan wanleweyn waxaan ilahey ugu barineyna in as janadii ka waraaawiyo aaamiin aaamiin aaamiin yaaarabi
#2 | Cabdulqaadir Macalim (bariire) on January 10 2010 13:15:53
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun anigo ku hadlala dhamaan magaca rer xaji xismaan iyo rer macalim yusuf waxaan halkaan tacsi oogu diraynaa dhamaan qaraawadii iyo eheladii uu ka geeryooday al marxum xaji amin xaji cali (maqar sagaaro) oo ku geryoday somali waynla weyn maanta oo taarikhdo ay tahay 10,01,2010 inuu ilaahay u naxariisto janada fardowsana ka waraabiyo qaraawadii iyo eheladii uu ka geeryoodayna samir iyo imaan kasiiyo ilaahoow aamiin
#3 | Mohamed Amin Ali UAE RAK on January 10 2010 16:42:55
waxaan tacsi u dirayaa dhamaan walaalaheeyga oo kala jooga canada iyo yemen iyo soomaalia iyo dhamaan waalidiinteeyda meel waliba ha joogaan in eey iga gadoomaan tacsi iyo in oo samir iyo imaan ilaahay ka siiyo aabe amiin ilaah jannadii farduus ilaahay u kaso Aamiin
#4 | Nuuradin Ali Mahamed(Aba soko) on January 10 2010 19:57:20
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun
Anigo ku hadlaayo magaca reer Ali maxamed Uunsane
Waxaan tacsi tiranyo leh u direenaa dhamaan eh heladii uu ka dagay al waalid Xaji Amin Xaji Ali. waxaan rabi ugu bar yeenaa janadul fardooso Aamiin Yaarabi
#5 | Khadija Maxamud Amin on January 10 2010 20:03:38
aniga oo ku hadlaayo magaca reer Xaji Maxamud Amin Maxamed Cali waxaan halkan tacsi tiranyo leh u direynaa dhamaan qoskii iyo ehelkii as ka geeriyowday almarxuum xaaji amiin xaaji cali (maqaarsagaaro) oo ku geeriyowday somaliya qasahaan wanleweyn waxaan ilahey ugu barineyna in as janadii ka waraaawiyo aaamiin aaamiin aaamiin yaaarabi
#6 | Qamar Macow Maxamed on January 10 2010 20:06:23
aniga oo ku hadlaayo magaca reer Xaji Macow Maxamed Uunsane waxaan halkan tacsi tiranyo leh u direynaa dhamaan qoskii iyo ehelkii as ka geeriyowday almarxuum xaaji amiin xaaji cali (maqaarsagaaro) oo ku geeriyowday somaliya qasahaan wanleweyn waxaan ilahey ugu barineyna in as janadii ka waraaawiyo aaamiin aaamiin aaamiin yaaarabi
#7 | REER XAAJI AMIIN MAXAMED CALI on January 10 2010 20:37:44
( T A C S I )

REER XAAJI AMIIN MAXAMED CALI IYO XAASASKOODA IYO CARUURTOODA WAXEEY TACSIYO U DIRAAYAAN DHAMMAAN REER XAAJI CALI MAQAAR SAGAARO IYO CARUURTOODI, OO MAANTA DEGMADA WANLE WEEYN EE DAAFEED KU GEERIYOODAY WAALIDKEENA AMA WALAALKEENA XAAJI AMIIN XAAJI CALI MAQAAR SAGAARO, EE WAXAAN ILAAH UGU BARYEEYNAA IN UU JANTUL FARDOOSA KU WARAABIYO, INTOW KA GEERIYOODAYNE SAMIR IYO IIMAAN , EE MAANTA OO TAARIIKHDU TAHAYNE (10/01/2010 ) LAGU AASAY GALABTAANI DEGMADA WANLE EE DAAFEED LOOYAQAAN (WABILAAHI TOW FIIQ )
#8 | Ruqiya Axmed Amin on January 10 2010 20:49:13
INAALI LAAHI WAINAA ILEEYHI RAAJICUUN . Anigoo ku hadlaayo magaca reer x. Amiin waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa abtigeen Amiin x. Cali (magarsagaare) ooku geeriyooday Somaliya laguna asay magaalada wanle weyn waxan leenahay dhamaan eheladii iyo qaraabadii ka geeriyooyaday samir iyo iimaan ilaaheey hanagawada siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
#9 | Shamso Amiin on January 10 2010 23:03:24
INAA LILAAHI WAINAA ILEEYHI RAAJICUUN . Waxaan tacsiyeenaa u diraa walaalaheega oo kala jooga wanleween, keenya iyo caroorteeda oo kala joogaan Canada,Yemen,UAE,London iyo somalia.
#10 | Caroorta Mohamed amin xaji ali on January 10 2010 23:42:32
To Allah we belong and to Him is our return. Anagoo ah caroortii Mohamed amin xaji cali waxaan u tacsiyeeheenaa Adoogaani,Aderyaalkaani iyo dhamaan walidiintaani meel walbo eey joogaan. Ilaheey waxaa ugu barineynaa apkoogani Amiin xaaji cali (maqaarsagaalo) in aas janada ku waraaawiyo aaamiin aaamiin aaamiin yaaarab.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Do you really love ORANGE ?...
General Discussions
230 0 Nana
16-08-2010 22:13
Dhacdo yaab leh: Meher loo ...
General Discussions
635 0 Nana
15-08-2010 20:55
Dooda jacaylka
Women's issue
716 0 Nana
03-08-2010 07:29
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
731 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
421 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
698 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
676 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
492 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
888 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
655 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
571 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
647 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
1356 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
376 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
357 0 Nana
19-07-2010 09:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online