Jaceylku keligii wax ma dhameystiro , mana awoodo inuu baabi’iyo ama dawo uu u helo waxa ay rag badani la xanuunsan yihiin ,
Saaxiibada sharafta leh, waxaa halkan jira dhowr arrimood oo lagaaga baahan yahay inaad kala garatid..
Masuuliyiinta dalkaasi Yemen ayaa todobaadkani gacanta kusoo dhigay nin muddo 3 bilood sidi waraabaha oo kale duurka ugu jiray
Aabe ayaa wiilkiisa oo aroos isku diyaarinayay ka codsaday inuu u yimaado si uu ula sheekeysto ka hor habeenka aqal-galka, una fahamsiiyo waxyaabo badan oo guurkiisa wanaag u ah.
Hooyo ayaa gabadheedii la fariisatay inta aynan guriga habeenka koowaad ee aroos-ka ah la geeynin , waxaana ay u sheegtay
Nin u dhashay dalka Masar ayaa u hibeeyay gabadhiisa oo 20-jir ah, weriyihii reer Ciraaq ee kabahiisa ku-weeraray madaxweynaha dalka Mareykanka Mr-Bush.
Xukuumadda Iiraan ayaa hadda ka fulisay shabakad xafiisyo isku xiran oo guur-doon ah , taasoo lagu gacan siinayo dhalinta Iiraan si
qofka muslimka ah u diyaar garoobo xiliyada ugu muhiimsan uguna fadli badan , si aad uga faa’ideysato waqtigaaga.
Wiilkeyga qaaliga ahoow … markii waqtiga uu is badalo oo aad aragtid inaan noqday oday da’ ah, waxaan rajeynayaa inaad samir
Fanaanka caanka ah ee reer Mareykan Michael Jackson ayaa qaatay oo si rasmi ugu soo biiray diinta islaamka isaga oo shaaciyay in uu
Waxaa ku kulmay bartamaha magaalada London Hi Pinpin oo dhererkiisu yahay 73 cm