Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10258
Banadir-city.com7754
Banadir24.com6676
Bclub19.com8016
Dayniile.com10423
Hamarey.com12332
Jowhar.com9455
Laasqoray.org4185
Markacadey.net12155
Somali Music9905
Somali411.com10082
Somalifans.net9132
Somvid.com9354
Webld.net7357
Users Online
Guests Online: 13

Members Online: 0

Total Members: 781
Newest Member: SOMALIANPRIDE






Dagaal iyo Duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Hodon ee gobolka Banaadir
Ilaa 4-qofood ayaa ku dhimatay 13-qofood waa ay ku dhaawacantay Duqeymo iyo dagaalo goos goos oo maanta ciidamada dowladda iyo Xoogaga hubaysan ku dhexmaray degmada Kaaraan iyo duqeyn ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay u geysteen degmda Hodon ee gobolka Banaadir.

Duqeymahaani ayaa duhurnimnadii maanta waxaa ay ka dhaceen qeybo ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda K.p.p iyo Siigaale Halkaasi oo ay ku soo dhaceen Ilaa dhowr madfac.

Madaafiicdaani ayaa waxa ay saamayn ku yeesheen dadka fara ku tiriska ah ee ku dhaqan xafadahaasi kuwaasi oo mur qura ka warhaley madaafiic dushooda ku soo hoobatay.

Duqeynta ayaan waxaa ku nafwaayay ilaa 4-qofood oo rayid ah iyadoo saraakiisha Gaadiidka gurmadka deg deg ah ay Idaacada Shabelle u sheegeen in ay qaadeen dhaawaca 7-qof oo rayid ah kuwaasi oo madaafiici ay Xaafadahooda ugu tagtay.

Dhanka Kale Dagaalo goos goos ah oo ciidamada dowladda iyo xoogaga hubaysan ku dhexmaray Xaafado ka tirsan degmda Kaaraan ee Gobolak Banaadir ayaa waxaa ay sababeen dhaawaca ilaa 6-fodood oo rayid ah kuwaasi oo ay Xaafadahooda ugu Tageen rasaas Habow ah oo ka mid aheyd kuwii la is weydarsanayay.


Redwan on June 28 2009 13:24:56 · 0 Comments · 837 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
495 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
544 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12864 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
910 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
560 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
565 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
426 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2379 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
2049 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1356 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1454 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1343 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1619 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1416 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
1094 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats