Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10123
Banadir-city.com7697
Banadir24.com6632
Bclub19.com7956
Dayniile.com9889
Hamarey.com12182
Jowhar.com9296
Laasqoray.org3728
Markacadey.net12049
Somali Music9804
Somali411.com9824
Somalifans.net9001
Somvid.com8920
Webld.net6894
Users Online
Guests Online: 21

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Cabdi Qeybdiid oo maanta shir jaa'id ku qabtay xarunta booliska ee Muqdisho
Taliyaha ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta shaaca ka qaaday in dowladda KMG Soomaaliya ay bilaabi doonto qorsheyaal wax looga qabanayo siguda amaanka Muqdisho.

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda amaanka ee ka jirta gudaha wadanka Soomaaliya.

waxaana uu shaaca ka qaaday in ay bilaabeen ciidmada booliska Soomaaliyeed howlgalo amaanka lagu sugayo isla markaana ay sameynayaan dhawaantaan sida uu yiri Jeck point-yo lagu baaro dadka iyo gaadiidka si loo xaqiijiyo amaanka taas oo uu sheegay in ay horaanba ku so qabteen hub iyo dadkii watay taana uu ka codsaday shacabka Soomaaliyeed in ay gacan ka siiyaan ciidamada u howlgalaya sugida amaanka ee magaalada kuwaasi oo u qalabeysan sida uu yiri ka hortagida wax kasta oo abuuri kara qal qal iyo cabsi ku timaad amaanka.

Gen. Cabdi Xasan Cawaale ayaa sidoo kale digniin u jeediyay dadka wata baabuurta ay ku daboolan yihiin miraayadaha bensalka isagoona ugu baaqay in baabuurta ceynkaas ah aysan la soo mari karin meelaha ay dowladda ka taliso.

Teliyaha ciidmada booliska Soomaaliyeed oo shirkiis jaraa’id dhinacyo taabanayay waxaa uu kaga hadlay mar ay saxafiyiintu weydiiyeen arinta ku saabsan ciidmada dowladda KMG ah ee fariisinta ku leh Ex –Control Afgooye oo ay ka cabanayaan wadayaasha gaadiidka isticmaala wadaasi ayaa wax uu sheegay in muddo 48-saac guduhood ah ay is bedel ku sameynayaan wax ka qabashada cabshadaasi ka soo yeereysa bulshada isagoona nasiib daro ku tilmaamay in askarta dowladda KMG ah ay dhibaato u geystaan dhacabka Soomaaliyeed.


Redwan on June 30 2009 14:36:05 · 0 Comments · 415 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
242 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
418 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12634 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
790 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
503 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
457 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
384 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2209 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1949 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1196 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1365 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1190 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1523 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1220 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
987 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats