Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10123
Banadir-city.com7697
Banadir24.com6631
Bclub19.com7955
Dayniile.com9889
Hamarey.com12181
Jowhar.com9295
Laasqoray.org3728
Markacadey.net12048
Somali Music9804
Somali411.com9824
Somalifans.net9001
Somvid.com8920
Webld.net6894
Users Online
Guests Online: 22

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Gudoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan oo Saakay is casilay
Gudoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Hiiraan ee Maxkamadaha Islaamiga ayaa is casilay isagoona ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sababaha uu isku casilay.

Shir jaraa’id oo uu saakay qadka Taleefanka ugu qabtay bahda Warbaahinta gobolka Hiiraan Sheekh Max’ed Max’uud Warsame gudoomiyha Maxkamadda Rafcanka ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ku shaaciyay shirkiisa jaraa’id in uu ka tanaasulay xilkii gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Hiiraan sababo uu ku sheegay in xiligaani uusan ku shaqeyn Karin oo ay ugu horeyso xaaladda uu haatan marayo dalka gaar ahaan magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxaa uu sheegay sheekhu in ay jiraan dhibaatooyin fara badan oo soo foodsaray xiligaani kuwaasi oo uu ka gaabsaday in uu carabka ku dhifto,waxaana uu sheegay in haatan wixii ka dambeeya uu qabsan doono danihiisa gaarka ah maadaama markii hore uu ahaa nin daaci ah.

Ma’ahan Masuulkii ugu horeeyay ee iska casilay Xubin uu ka ahaa Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan,waxana horay isku casilay gudoomiyihii Shuurada ee gobolka Hiiraan Sheekh Cumar Dhicis Diiriye gudoomiyihii Maaliyadda gobolka iyo gudoomiyihii degmada Baladweyne Jalibay.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ee Maxkamadaha Islaamiga ee ku biiray dowladda KMG Soomaaliya oo dhowr jeer oo hore ka hadlay is casilaada ay samaynayaan xubnihii kala tirsanaa maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in aysan saamayn ku yeelan doonin howlahooda shaqo.


Redwan on June 30 2009 14:36:56 · 0 Comments · 436 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
242 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
418 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12634 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
790 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
503 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
457 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
384 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2209 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1949 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1196 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1365 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1190 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1523 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1220 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
987 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats