Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos10324
Banadir-city.com7789
Banadir24.com6705
Bclub19.com8073
Dayniile.com10457
Hamarey.com12386
Jowhar.com9508
Laasqoray.org4218
Markacadey.net12219
Somali Music9973
Somali411.com10122
Somalifans.net9164
Somvid.com9387
Webld.net7383
Users Online
Guests Online: 19

Members Online: 0

Total Members: 788
Newest Member: Aar






Maxkamadaha Islaamiga oo sheegay in ay soo afjarayaan Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho
Sheikh C/risaaq Max’ed Qayloow oo ah ku simaha afhayeenka midowga maxaakiimta islaamiga ee ku biiray dowlada kmg Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay munaasabada 1-luulyo oo ku beegan maalintii uu xoroobay dalka Somaaliya islamarkaana ay midoobeen gobolada Waqooyi iyo kuwa koofureed ee dalka Soomaaiya ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in ay mar dhow ay soo afjari doonan dagaalada ay doowladu kula jirto xoogaga hubaaysan ee ka soo hor jeedo dowladda KMG Soomaaliya oo bilihii u danbeeyay ku dagaalamayay xaafada ka mid ah dagmooyin gobolka Banaadir.

Ku simaha afhayeenka midowga maxaakiimta Sheikh C/risaaq Max’ed Qayloow waxa uu sidoo kale shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ay wax ka qabteen dhibaatooyin ay ciidamada dowlada ku hayeen dadka shacabka ah isla markaana ay diyaar u yihiin in ay wali wax u qabtaan dadka shacabka ah sida uu tilmaamay

Shirkaan jaraa’id ee uu maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay kusimaha Afhayeenka Maxkamadaha uuna ku sheegay in ay ku soo Afjari doonaan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa imaanaya xili bilihii u dambeeyay dagaalo iyo duqeymo ay dadi ku dhinteen gudaha Magaalada Muqdisho uu u dhexmaray Ciidamada dowladda iyo Xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda iyadoona inta badan degmooyinka iyo deegaanada lagu dagaalamay ay la wareegeen Xoogaga hubaysan e ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya.


Redwan on July 01 2009 17:49:19 · 0 Comments · 450 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
638 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
625 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
13005 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
996 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
595 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
624 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
448 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2471 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
2074 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1425 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1491 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1410 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1660 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1500 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
1127 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats