Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos15082
Banadir-city.com12244
Banadir24.com11235
Bclub19.com12381
Dayniile.com15022
Hamarey.com17515
Jowhar.com14453
Laasqoray.org8055
Markacadey.net17378
Somali Music14869
Somali411.com14334
Somalifans.net14714
Somalinote.com833
Somvid.com13547
Webld.net10901
Users Online
Guests Online: 14

Members Online: 0

Total Members: 911
Newest Member: cabdala






Wasiiro, Xildhibaano wariyaal iyo Arday maanta ku geeriyootay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiiro, xildhibaano Arday Wariyaal iyo masuuliynnka kale ayaa maanta waxa ay ku dhinteen qarax ka dhacay hotelka Shaamoow ee magaalada Muqdisho.



Inta haatan laga warhaayo in ay qaraxaasi ku dhinteen ayaa wax ka mid ah Wasiiradda Caafimaadka dowladda KMG Qamar Aadan Cali,Wasiirka Tacliinta dowladda KMG Pro. Ibraahim Xasan Cadoow,Wasiirka Waxbarashada C/laahi Waayeel iyo Wariyihii Shabelle Max’ed Amiin Aadan Cabdule iyo Sawirqaade ka tirasana TVga Alcarabiya oo lagumagaabo Xasan Zubeeyr iyo Digtoor Max'ed Aadan Shahiid iyo araday farabo badan oo halkaasi ku suganaa.

Goobta uu qarax ka dhacay ayaa aad loo adkeyey amankeeda waxaana soo buux dhiiafiyey ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaliya oo dadweynaha ka celinaya in ay Hotelka galaan.

Wararka aya sheegaya in aan wali la xaqiijin garin tirade dhabra ah ee qaraxa ku dhimatay iyo kuwa ku dhaawacmay waxaasi wali hotel Shaamoow ee uu qaraxa ka dhacay laga dad ku reeynayaa meydadka iyo dhaawaca



Lama oga sida uu qaraxa u dhacay,waxaase dadka qaar ay sheegayaan in uu fuliyey ruux ka mid ah dadka hotelka ku suganaa.

























Safiir on December 03 2009 09:47:48 · 24 Comments · 11307 Reads · Print
Comments
#1 | mahad yare on December 03 2009 17:51:27
NO COMMENT
#2 | abdi on December 05 2009 16:54:05
inalilahi waiina illahai raajiunn ,allaha unaaristo .
#3 | xuseen on December 06 2009 17:49:58
INAALILAAHI WA,INAA,ILEYHIRAJICUUN ALLAHA HA,UNAXRIISTO INTII DHIMATEY INTII DHAWACANTAYNA ALLAHA CAAFIYO
#4 | nuura on December 07 2009 02:14:58
inaalilaahi wainaa ileyhiraajicuun allaha u naxariisto itii dhimatay inta dhaawacana allaha caafiyo qaraxa kuwii ku falka lahaayna naarta allaha geliyo insha allaah
#5 | Ubax on December 07 2009 17:17:19
Allow Cafi Intii Kudhawacantey Intii Dhimateyna Janafardowso Kawarabi
#6 | mohamed yare on December 08 2009 02:22:12
inaalilaah wainaa ileyhiraajicuun allah u naxriisto ita ku dhamaatey allahum ajacalahum janaatul firdowso mawaahum(aamin,aamin)
#7 | kolombo on December 08 2009 11:11:31
inaalilaah waa inaa ilahay raajicoon alow u naxariiso masaakiintaas waxba aan galabsan galabsan janadu fardowso ka waraabi
#8 | shakur on December 08 2009 17:16:13
inaalilahi wa ina ileyhi raji cuun alw janaadi sii inti ku dhimatay
inti ku dhawacantayna cafimad sii
gacanti dishayna narti ku fogeey
#9 | maxamed on December 13 2009 15:00:43
inlaahi inalahi rajacun inta dhimatay alaha uu naxaristo iyo inta dhwacan alaaha ka kiciyo
#10 | Ayaan on December 15 2009 22:03:04
[mail]ASC INAALILAAHI WA,INAA,ILEYHIRAJICUUN ALLAHA HA,UNAXRIISTO INTII DHIMATEY INTII DHAWACANTAYNA ALLAHA CAAFIYO,,, Horta aniga waxaan ahay gabar yurub kuu kortey markaan arkayna dalkeyga oo saan ah runti ad ayaan ugu naxa ilahayoow dalkena nabad noga dhiig anakana 1 day waxaan noqon dona ubixi dalka waax uu tari dono lakin ruunti ilahey aya deeq baxsho ee ilahayoow somali waax uu qabo baluugloow calankenanan ka babayo boos waliba aloow naa tusi amiin amiin amiin yaa rabi[/mail]
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

Awesome! Awesome! 100% [1 Vote]
Very Good Very Good 0% [No Votes]
Good Good 0% [No Votes]
Average Average 0% [No Votes]
Poor Poor 0% [No Votes]
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Do you really love ORANGE ?...
General Discussions
230 0 Nana
16-08-2010 22:13
Dhacdo yaab leh: Meher loo ...
General Discussions
635 0 Nana
15-08-2010 20:55
Dooda jacaylka
Women's issue
716 0 Nana
03-08-2010 07:29
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
731 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
421 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
698 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
676 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
492 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
890 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
655 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
571 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
647 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
1357 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
376 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
357 0 Nana
19-07-2010 09:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online